Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Feysal C. Waraabe: “Waxay ahayd inaanu mar hore dab ku karino Jen. Moorgan..”

Feysal Cali Waraabe oo ka mida siyaasiyiinta xisbiyada mucaaradka ayaa si kulul ug hadlay hadallo kasoo yeeray Jen. Maxamed Saciid Xersi (Morgan) isagoo sheegay inay ahayd inay kariyaan mar hore.

“Morgan wuxuu ahaa ninkii dadka ku qalay Hargeysa, waxay ahayd inaanu mar hore soo qabano oon karino sidii Yuhuuda, maba ahayn inuu hadlo” ayuu yiri Faysal Cali Warabe oo intaas ku daray in tabardarro iyo inaysan godobtooda raadsan karin ay keentay hadaladda Moorgan.

Jen. Morgan ayaa dhowaan ka hadlay magaalada Garowe, taasoo keentay in dad badani ay hadaladiisa ka caroodaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON