Friday, June 27, 2025

Ahlu suna-da Gobolada Dhexe oo bilowday olole ay ku ururineyso Wadaadada Tabliiqa

Wararka laga helayo  Gobolada dhexe, siiba degaanada  ay maamulaan kooxda  Ahlu sunna ayaa sheegaya in ay bilaabeen Howlgallo lagu ururinayo Wadaadada Tabliiqa ah, iyadoo maanta kontoroolada laga soo galo degaanada Ahlusunna la geeyay ciidamo qabqabtay tiro kamida wadaado Tabliiq ah.

Ilaa iminka waxaya wararku sheegayaan in  20 ka mid ah Culimadda Tabliiqa ayaa lagu Xiray degaanka Mareer-gur ee Gobolka Galgaduud ka tirsan o Ahlu suna gacanta ku heyso.

Lama oga sababta ka dambeysa ururinta Tabliiqa, mana jirto wax war ah oo ay ka soo saareen arrintan Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna .

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON