Wednesday, June 25, 2025

AMISOM oo diyaarisay xarumihii la dejin lahaa ciidamo Itoobiyaan ah oo la geynayo Magaalada Kismaayo

Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Jonathan Rono oo ay la socdaal saraakiil Itoobiyaan ah oo shalay  tegay magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay u gogol xaarayaan sidii Kismaayo loo geyn lahaa ciidamo Itoobiyaan ah oo laba batalyan gaaraya.

Wafdiga AMISOM ayaa kulmo la yeeshay saraakiisha AMISOM ee Kenya oo hadda ku sugan Kismaayo, waxayna soo kormeereen xarumaha la dejin doono ciidamada Itoobiya ee markii ugu horeysay la geynayo magaalada Kismaayo si ay u buuxiyaan booskii ay ka baxeen ciidamadii Seiraliyon

Sidoo kale masuulyiinta maamulka Jubba iyo saraakiisha AMISOM ayaa ka wadahadlay arrimaha ciidamo Itoobiyaanka ah ee maalmaha soo socda ku soo wajahan magaalada Kismaayo.
DSC_0052

DSC_0058

 

DSC_00541

 

DSC_00601

DSC_00761

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON