Monday, June 23, 2025

DHEGEYSO” Madaxweyne Xasan Sheekh: “Go’aanka doorashada meeshii loo bato ayaa la qaadanayaa..”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay shirka Madasha ee wadatashiga ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaabka looga baxayo xaalada kala guurka ay iyo doorashada dalka ka dhaceysa sida lagu gaari karo, isagoo ay khudbadiisa ka muuqatay in khilaafaad badan ay hareeyeen.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caddeeyay inaan loo baahneyn in laga cabsado meesha loo socdo, ayna haboon tahay in mar waliba wixii hore loo arkay laga gudbo oo meel ka fiican loo gudbo, laakiin wuxuu qiray in wadatashiyo badan oo ay yeesheen madaxda dowlada iyo maamulada dalka aan wax go’aan ah lagu gaarin.

“Waxa  la qaadanaa meeshii inta badan isku raacdo” ayu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday inuu ka hadlay heshiis hoose in laga gaari waayay qaabka doorasho oo laba loogu kala qeybsan yahay.

Ad

Dhageyso  codka madaxweynaha

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON