Monday, July 14, 2025

Soomaaliya oo ka mid noqotay Isbaheysi argagixiso la dirir ah oo Sacuudigu ku dhawaaqay

Soomaaliya ayaa ka mid noqotay Isbaheysi uu ku dhawaaqay Sacuudiga oo ka kooban dalal islaam ah oo la dagaalamaya argagixisada. Isbaheysigan oo maanta la shaacisay dhismihisa ayaa loogu yeeraa: Isbaheysiga wadamada Islaamka ee la dagaalamaya Argagaxisada,  waxaana ku jira 34 dal oo Soomaaliya ku jirto.

Wasiirka Gaashaandhiga Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa shaaciyay dhismaha isbaheysiga oo ay hormuud ka yihiin dalal waaweyn oo islaam sida Pakistan, Turkiga iyo Masar ayaa laga reebay dalalka Iiraan, Ciraaq, Syria iyo Afghanistan.

Dalalka Isbaheysiga ku jira waxay kala yihiin:

  1. Bahrain
  2. Bangladesh
  3. Benin
  4. Chad
  5. Comoros
  6. Cote d’Ivoire
  7. Djibouti
  8. Egypt
  9. Gabon
  10. Guinea
  11. Jordan
  12. Kuwait
  13. Lebanon
  14. Libya
  15. Malaysia
  16. Maldives
  17. Mali
  18. Morocco
  19. Mauritania
  20. Niger
  21. Nigeria
  22. Pakistan
  23. Palestine
  24. Qatar
  25. Saudi Arabia
  26. Senegal
  27. Sierra Leone
  28. Somalia
  29. Sudan
  30. Togo
  31. Tunisia
  32. Turkey
  33. United Arab Emirates
  34. Yemen

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON