Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Kulankii xiisaha lahaa ee Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay shalay Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ahaa ragga ku kacsan midka ugu weyn, horena dagaal dhiig badan ku daatay ku dhex maray magaalada Kismaayo.

Kulankan oo Axmed Madoobe dalbaday ayaa dhacay markii uu ugu tegay hotelka uu ka degan yahay magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

axmed madoobe iyo Barre hiiraale1

axmed madoobe iyo Barre hiiraale2

axmed madoobe iyo Barre hiiraale3

axmed madoobe iyo Barre hiiraale4

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON