Sunday, August 3, 2025

Magaca cusub ee maamulka laga dhisayo Ceelbarde & Madaxweyne dhowaan la dooranayo

Maamul loogu magacdaray Bakool sare ayaa  la sheegay in looga dhawaaqayo Degmada Ceelbare ee Gobolka Bakool, iyadoo madaxweyne lagu dooranayo shir ka dhici doona deg,adaasi sida ay sheegeen xildhibaano iyo siyaasiyiin olole ka waday degaandaasi oo ay sheegeen inay ka go’een maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Xildhibaan C/ladiif Muuse Nuur oo ka tirsan BVaarlamaanka Soomaaliya ayaa  sheegay in  shir dhowaan ka furmay degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool, kaasi oo la sheegay in maamul lagu soo dhisayo gobalka Bakool. Sidoo kale Xildhibaan Sanyare ayaa iska ku dhawaaqay in maamulka ay dhisayaan uu la magac baxay Bakool sare isla markaana maalmaha soo socda lagu dhawaaqayo.

Maamulka cusub ayaa si toos ah u hoos tegi doona dowladda Dhexe ee Soomaaliya, wuxuuna xildhibaan Sanyare intaas ku daray in maamulkani xor u yahay inuu ku biiro maamulka Shabeele loo dhisayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ama maamulka Jubbaland oo Gedo uu xuduud la leeyahay sida uu yiri.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON