Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Xildhibaanada Digil & Mirifle oo ku baaqay xildhibaano ku sugan Ceelbarde inay ka baxaan

Kulan ayaa magaalada Muqdisho isugu yimaadeen xildhibaanada Beelaha Digil & Mirifle ayay ka soo saareen qoraal dhowr qodob ka kooban oo ay uu baaqeen xildhibaano olole ka wada degaanada Beelbarde  ee gobolka Bakool inay halkaasi ka baxaan.

Qoraalka oo uu saxaafadda  u akhriyay Xildhigaan Aadan Saransoor ayaa lagu sheegay in xildhibaanadaasi ay qas  ka wadaan degaanada ay tageen ee gobolka Bakool.

Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa isna sheegay in xildhibaanadaasi ay yihiin qaar aan degaanka kasoo jeedin ee ka yimid degaano kale iyo Itoobiya.

Dhinac sare ka daawo, hoosna ka Dhageyso Sheekh Aadan Madoobe

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON