Sunday, July 6, 2025

DEGDEG: Weerar Alshabaab ku qaaday Mandhera, Kenya oo lagu dilay saraakiil Boolis ah

Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in laba sarkaal ka tirsan Booliska Kenya lagu dilay weerar ay ku qaadeen koox la sheegay inay ka tirsan tahay Alshabaab.

Warkan oo iminka soo dhacay ayaa sheegaya in weerarka uu ka dhacay Jidka Ceelwaaq ee degaanka Mandheera, markii jidgooyo loo dhigay ciidamada booliska oo  gaadiiid ay la socdeen halkaas marayay, waxaana weerarka oo kedis ahaa lagu qaaday ciidamo boolis ah, kuwaasoo laga dilay laba sarkaal, lagana dhaawacay laba kale.

Kooxa Alshabaab ayaa sii kordhisay weerarada ay ku qaadeyso dalka Kenya, siiba ismaamulka Mandheera oo toddobaadkan ay dhowr jeer qaraxyo iyo weeraro ku qaadeen.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON