Tuesday, June 24, 2025

Shaqaale ka tirsan Hay’ad samafal oo lagu afduubtay Gobolka Gedo

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan ururka Al-shabaab ay maanta Saddex qof oo tirsan hay’adda samafalka HIRDA ka af-duubteen degaanka Tubaako ee duleedka koofureed Degmada Baardheere gobolka Gedo.

Maamulka degmada Baar-dheere ayaan weli ka hadlin Af-duubka loo geystay shaqaalaha sama falka,mana jirto sidoo kale wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Al-shabaab.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON