Tag: Baardheere

Faahfaahin & Sawirro laga helay Haweeney lagu toogtay Baardheere. [Ma ahayn is-miidaamiye]

Faahfaahinn dheeraad ah ayaa laga helay Haweeney ay warbaahinta dowladda sheegtay inay maanta isku qarxin rabtay Ciidamada Booliska Saldhiga degmada Baardheere oo...

Haweeney Waxyaabaha Qarxa xiran oo toogasho lagu dilay xilli ay isku qarxin rabtay…

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada degmada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeney la sheegay inay ahayd is-miidaamiye xiran...

Aadan Coobbe: Mid ka mida odayaashii Alshabaab oo isu dhiibay Dowladda Somalia

Sarkaalkii ugu sareeyay ururka Al-Shabab oo ka tirsan Golaha Sare ee Shuurada Alshabaab ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka...
Maxamud Sayid Aaden oo booska madaxweyne ku xigeenka Jubba

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo dib u magacaabay maamulkii hore ee Degmada Baardheere.

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maamul cusub u magcaabay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Qarax Is-miidaan ah oo ka dhacay Baardheere & Alshabaab oo sheegtay inay dishay Askar...

MWararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari laga soo...

Amar kasoo baxay Taliyaha Milateriga oo lagu dilay 6 Qof oo lagu tuhunsanaa Alshabaab...

Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee magaalada Baardheere ayaa toogtay lix qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen kooxda Alshabaab. Dadkan ayaa la toogtay iyadoo aan...

Bannaanbax looga horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Magaalada Baardheere

Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in bannaanbaxyo waaweyn oo looga horjeedo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu ka dhacay magaalada...

Dabley hubeysan oo Sheekh Caan ah toogasho ku dilay Magaalada Baaardheere

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay toogasho ku dileen Sheekh caan ka ahaa magaalada Baardheere. Dablkey ku hubeysan bistoolado...

Alshabaab oo weerar culus ku qaaday Saldhigga Ciidamada Itoobiya ee magaalada Baardheere

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ee magaalada...

Ciidamada Kenya oo si lama filaan ah uga baxay Baardheere [Dab ay qabadsiiyeen Agab]

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidammada Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee loo yaqaano AMISOM ay...

Ciidamada Itoobiya ee Baardheere oo xayiraad ku soo rogay milateriga Soomaaliya [Qeylo-dhaan]

Khilaaf ka dhex taagan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa sii xoogeystay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Wararka laga helayo Baardheere ayaa sheegaya in ciidamada...

Oday Dhaqameed caan ah oo lagu dilay Magaalada Baardheere

Dabley loo maleynayo inay ka tirsan tahay kooxda Alshabab ayaa toogasho ku dishay oday dhaqameed caan ah, magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Falkan ayaa xalay...

Guddoomiyihii degmada Baardheere iyo mas’uuliyiin lagu dhaawacay weerar Bambo

Qarax ka dhacay magaalada Baardheere ayaa qasaare u geystay dadweyne iyo mas'uuliyiin ka tirsan magaaladaasi. Sida ay sheegeen wararka laga helayo maamulka Degmada Qarax lala...

Qaraxii labaad oo Baardheere lagula beegsaday guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo

Weerar qarax bambo ah ayaa ka dhacay xarunta degmada Baardheere, iyadoo lala beegsaday Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo. Weerarkan oo loo adeegsaday bambada gacanta laga...

Askar Itoobiyaan ah oo dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray qaraxyadii Baardheere

Askari Itoobiyaan ah ayaa ku dhintay iyo qof rayid ah qaraxyo mar kaliya ruxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib markii Miinooyin dhulka la...

Qaraxyo is xiga oo ka dhacay Baardheere & Qasaare kasoo gaaray ciidamada Itoobiya

Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxiga ay ka dhaceen Magaaladaasi,  qaraxyadaasi ayaa sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac...

FAAHFAAHIN: Qarixii lagu dhaawacay guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax saaka lagu dhaawacay guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Al-qaadi oo ka tirsan kooxda...

DEGDEG: Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo oo qarax miino lagu dhaawacay

Wararka hadda soo dhacay ee laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsan Ahlu suna, ahaana guddoomiye ku xigeenka Gobolka...

Shaqaale ka tirsan Hay’ad samafal oo lagu afduubtay Gobolka Gedo

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan ururka Al-shabaab ay maanta Saddex qof oo tirsan hay’adda samafalka HIRDA ka af-duubteen degaanka...

Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaaliya oo ciidamada Kenya xabsiga dhigeen

Ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Baardheere ayaa la sheegay inay xireen oo muddo saddex maalmood ah xabsiga ugu jiro sarkaala ka tirsan ciidamada...
error: Content is protected !!