Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa diyaar garow weyn ugu jirta marti gelinta shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe iyadoo lagu wado in shirkaasi uu furo muddo toddobaad gudihiis ah.
Olole nadaafadeed, diyaar garowga hoteelada iyo qurxin ayaa si xowli ah uga socota magaalada iyadoo dhinaca kale ammaanka si weyn loo sugayo isla markaana ciidamo kala duwan la filayo inay gaaraan dhowaan halkaasi.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA MAGAALADA IS DIYAARINEYSA EE JOWHAR
Goobjooge.com