Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiye KMG ah oo loo doortay Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya

Kuankii ugu horeeyay ee baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Baydbaba  ayaa lagu doortay  guddoomiye kumeelgaara iyadoo dhowaan la dooran doono guddoonka Baarlamaanka.

Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa  lagu magacaabaa Cabdulle Mursal Xuseen oo  noqday qofka ugu da’da weynaa xildhibaanadii 145-ta ahaa ee ee soo xaadiray kulankii maanta.

Doorashada Guddoonka cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa inay dhacdo toddobaadka danbe iyadoo ololaha musharixiinta u taagan jagooyinkaasina uu bilaaban doono marka la dhiso guddiga doorashada.

Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa noqday kan ugu tirada badan baarlamaan goboleedyada ka jira dalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON