Wednesday, July 9, 2025

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sigtay inuu la ilmeeyo Hees ay qaadeen kooxda Horseed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dareenkiisa isbedelay oo ku sigtay inuu ilmeeyo isagoo ka qeyb galay kulan toddobaadle ah oo ay yeesheen saraakiisha ciidamada xoogga dalka kadib markii kooxda Horseed ee ciidamada Xoogga ay halkaasi ka qaadeen heesta Wadaniga ah ee “DALKA YAA ISKALE?”.

Sare ka daawo Video

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON