Thursday, June 26, 2025

Madaxweynaha Puntland oo furay shir-sanadeed loogu magac daray isla-xisaabtanka maamulkiisa

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay shirkii sannadlaha ahaa ee isla-xisaabtanka hay’adaha maamulka Puntland, shirkaas oo  caadiyan loo qabto si bulshadu ay u ogaato waxqabadka maamulka iyo gaabiska ka jira adeegyada maamulka oo laga eegayo balanqaadyadii hore.

Waxaa shirka su’aalo badan lagu weydiin doonaa wasiirada maamulka Puntland, iyadoo balanqaadyo badan oo hore loo sameeyay aanay suuragal noqon. Dad badan ayaa u arka shir sanadeedka C/weli Gaas ee isla xisaabtanka loogu yeeray inuu yahay bandhig  riwaayadeed siyaasad ah oo lagu marin habaabinayo dadka Putnland, iyadoo maamulka C/weli Gaas aanu weli ka hadlin lacagaka been abuurka ah ee lagu daabaco degaanadaasi oo dhaqaale xumo weyn dhalisay .

HOOS KA DAAWO  SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON