Monday, July 7, 2025

Dhageyso Axmed Madoobe: “Waxaan isla qaadanay tabashada jirta in hoos loo xaliyo…”

Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho dowladda Federaalka iyo madaxweynaha K/Galbeed, ayna ka wadahadleen tabashooyin ka jira degaanada labada dowlad goboleed.

“Waxaan isla qaadanay dowladda Federaalka inay mas’uuliyadeeda qaadato, sidii xal looga gaari lahaana laga tashado, aniga waxaa iila jirta inaan waqti dhow Baydhaba aado, maadaama Shariif Xasan dhowr goor uu yimid Kismaayo.

Dhegeyso Axmed madoobe

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON