Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba isagoo ka qeyb galaya shirka Madasha Qaran ee wadatashiga madaxda Soomaalida oo lagu wado inuu berito 13-ka Janaayo ka furmo magaaladaasi.
Gudoomiyaha Baarlamanka oo uu weheliyay Gudoomiye kun xigeenka labaad ee Baarlamanka Mahad Cawad iyo xildhibaano kale waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Ra’iisal Wasaaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Madaxwaynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam, Gudoomiyaha Baarlamanka Jubba Xildhibaano kala duwan
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA