Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta tegay magaalada Kismaayo oo si diiran loogu soo dhoweeyay, waxaana socdaalkiisa shaqo ku saabsan yahay fuirtaanka shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida oo halkaasi ka furmaya, kaasoo looga hadlayo qaabka doorashada sanadkan uga dhici karto Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA QAABKII LOO SOO DHOWEEYAY

Soo dhoweynta Madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Kismaayo
Goobjooge.com