Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa khudbad Madasha Qaran ee maanta ka furmay Magaalada Kismaayo.
Khudbadda Axmed Madoobe ayaa ahayd tan ugu xiisaha badan ee shirka, wuxuuna dhoweeyey martida shirka iyo ergooyinka. Wuxuu ugu baaqay in danta guud ee umadda Soomaaliyeed loo wada tanaasulo, isagoo madaxweynaha Soomaaliya ugu yeeray inuu sameeyo wax lagu xusuusto oo taariikhda u gala.
Goobjooge.com