Sunday, June 22, 2025

DHAGEYSO: Odayaasha Hawiye oo digniin kasoo saaray in Doorashada 2016 lagu saleeyo qaab degaan

Odayaasha Dhaqanka ee beelaha Hawiye oojkulan maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho  ayaa  ka digay in  qaabka degaanka xilligan lagu qeybiyo Baarlamaanka soo socda ee Soomaaliya, waxayna si weyn uga soo hor jeesteen arrintaasi xili la isku mari waayay shirkii Magaalada Kismaayo.

Kulanka Odayaasha ayaa waxay ka soo saareen dhowr oo ku caddeeyeen inay kasoo horjeedaan in sanadkan 2016 qaabka awood qeybsiga laga dhigo hab deegaan balse waxay ku adkeysteen inuu noqdo qaab 4.5

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye  Maxamed Xasan Xaad ayaa Warsaxaafadeed ka koobnaa dhowr qodob u akriyay Warbaahinta.

Ad

DHAGEYSO WARKA CAD EE KA SOO BAXAY BEESHA HAWIYE

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON