Tag: Hawiye

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo iska fogeeyay Warkii kasoo yeeray Sanbaloolshe, kuna tilmaamay..

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaah xisbiga UPD ayaa iska fogeeyay war muran dhaliyey oo kasoo yeeray Taliyii...

C/llaahi Sanbaloolshe: “Waxaa la i gaarsiiyey inay i doorato jufadeyda hoose ee Cali Madaxweyne..”...

Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay inaan...

Awr-isku-kacsiga Isaaq iyo Hawiye. [Qormo]

Xodxodashada iyo awr-isku-kacsiga Isaaq iyo Hawiye waa shar dab gelin kara intii xasillonida ahayd ee Somaliland iyo Soomaaliya.

Afhayeenka Cusub ee Golaha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Muqdisho lagu caleemo saaray [Sawirro]

Afhayeenka cusub ee Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada Muqdisho oo ay ka dhacday xaflad weyn oo ay kasoo qeyb...

DAAWO SAWIRRO: Farxadii siyaasiyiinta Hawiye ee ka dhalatay sii deynta C/raxmaan C/shakuur

Sii deynta xalay saqdii dhex damiinka lagu sii daayay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Waesame ayaa dhalisay farxad aan hore loo arag. Odayaal dhaqameed, siyaasiyiinta labada gole...

C/raxmaan C/shakuur oo Goor dhow Xabsigii laga sii daayay & Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd la sii daayay uu xoriyadisiii dib u helay siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame, iyadoo damiin lagu...

DAAWO: Qaar ka mida xildhibaannada Beesha Hawiye oo War Cad kasoo saaray Xariga C/raxman...

Qaar ka mida xildhibaannada Beesha Hawiye oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray xariga siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyagoo dalbaday in...

Shir Xildhibaannada Hawiye ee Labada Aqal uga furmay Muqdisho & Xildhibaanno isaga baxay

Kulan ay soo qabanqaabiyeen Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa galabta ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka socda Hotelka SYL...

Odayaal & Siyaasiyiin ka tirsan Beesha Hawiye oo digniin u jeediyay Dowladda Federaalka [Akhriso]

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mida odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda beesha Hawiye ee ka horjeeda dowlada Federaalka ayaa laga soo...

Sidee Xasan Cali Kheyre ku badbaadsan karaa xilkiisa Ra’iisal wasaarenimo..? [Akhriso 3 Qodob]

Siyaasadda xukuumadda Soomaaliya ayaa gaartay meel xasaasi ah, waxaan laga yaabaa inay arrintaan saameyn ku yeelato xilka uu hayo Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali...

Beelaha Murusade & H/Gidir oo dhigay Gogol looga hadlayo taageerada Hawiye ee dowladda Federaalka

Kulan ay soo qabanqaabiyeen odayaasha dhaqanka beelaha H/Gidir iyo Murusade ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa lagu casuumay siyaasiyiinta iyo waxgarada beelaha Hawiye,...

XOG: Wasiirada Beesha Hawiye & Guddoomiyaha G/Banaadir oo Caawa shir xasaasi ah yeeshay

Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha wasiirada ugu jira Beesha Hawiye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirkan ayaa looga hadlayaa arrimaha gobolka Banaadir iyo taageerada maamulka Gobolka...

Maxaa kasoo baxay kulankii uu Beelaha Hawiye u abaabulay Sanator Muuse Suudi..?

Kulan looga hadlayo maqaamka magaalada Muqdisho iyo xuquuqda ka maqan Gobolka Banaadir oo ay isugu yimaadeen Odayaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beelaha Hawiye...

Yaa xilka Madaxweynaha Soomaaliya u waajibiyay Beelaha Hawiye iyo Daarood..? [Qormo xasaasi ah]

Xilalka sare dowladda Soomaaliya waxay noqdeen kuwo beelo gaara u cayiman, taasoo tartanka doorasho kasta ka dhigtay in la sii ogyahay beelaha madaxweynaha noqon...

Hay’ad Itoobiyaan ah oo ka digtay in Soomaaliya loo doorto kasoo jeeda Madaxweyne Daarood

Hay’ad Cilmi baaris ah oo ay soo saartay Hay'ad Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in Musharax aan ka soo jeedin Beelaha Hawiye aanay qaban karin xilliga madaxweynaha...
video

DAAWO VIDEO: Waxgaradka Beesha Hawiye: “Haddii Xasan Sheekh soo laabto dagaal ayaa dhacaya…”

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen  Odoyaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa eedeyn ba'an u jeediyay musuqa dowladda waqtigeedu dhammaaday ee doorashada. Waxgaradka...
Akhriso tirada xubnaha Beesha Daarood ka heleyso Aqalka Sare

AKHRISO: Shaxda Beelaha Soomaaliyeed ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka [Yaa badsaday?]

Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa gabagabo ku dhow, iyadoo beelaha Soomaaliyeed iska dhex arkayaan Aqalkan oo ku cusub dalka. Muuqaalka hore waxaa ka...

Odayaasha Hawiye oo shaaciyay inay dhammaatay sharciyadii Xasan Sheekh [Qodobo kasoo baxay]

Odayaasha, waxgaradka Beelaha Hawiye oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray qoddobo ku saabsan xaaladaha uu dalku ku sugan yahay ee dhinacyada  Siyaasadda, Dhaqaalaha,...

Beesha Hawiye oo Shirweyne looga horjeedo Xasan Sheekh ku yeelaneysa Muqdisho

Shir weyn oo ay soo abaabuleen, waxgarad iyo qeybaha bulshada beelaha Hawiye ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho iyadoo looga hadlayo xaaladda dalka iyo...

Jubbaland oo diiday in Gobolka Banaadir xubno laga siiyo Aqalka Sare [Xaalad Qabyaalad isu...

Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen si cad uga horjeestay in wax laga bedelo heshiiska doorashada 2016, iyadoo si...
error: Content is protected !!