Wednesday, July 2, 2025

Odayaal & Siyaasiyiin ka tirsan Beesha Hawiye oo digniin u jeediyay Dowladda Federaalka [Akhriso]

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mida odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda beesha Hawiye ee ka horjeeda dowlada Federaalka ayaa laga soo saaray baaq iyo digniin loo jeediyay madaxda dowladda Federaalka.

Kulanka oo ay ka dhex muuqdeen xildhibaannada ku kacsan xukuumadda Soomaaliya  ayaa laga soo saaray qoraal dowladda ku eedeeynaya inay faragelin ku heyso maamullada Beesha Hawiye, sida loo dhigay.

Ka qeybgalayaasha hsirka ayaa  soo jeediyay in la dhiso maamulka Gobolka Banadir, iyadoo sheegay in Gobolka Banaadir dhaqaalihiisa ay ku nool yihiin maamuladda kale oo dhan, isaga aan loo ogoleyn xuquuqdiisa.

AKHRISO QORAALKA

Image may contain: text

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON