Tuesday, July 1, 2025

Axmed Madoobe: “Hawiyow aad u dhageysta, Muqdisho waa caasimadda Somaalida, Dadkana kama xigtaan..”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay maqaamka caasimadda Muqdisho iyo aragtida uu ka qabo; isagoo sheegay inay tahay casimadii Soomaaliya oo aan cidna laga xigin.

“Magaalada Muqdisho waa caasimadii Soomaaliya.. Hawiyow aad u dhageysta.. Caasimadana Hawiye dadka kama xigo.. waa magaaldii aan kusoo kroay wax kusoo bartay. Caasimadda Muqdisho waa inay yeelato maqaam sharci ah oo ay metelaad ku leedahay, uma baahna guddoomiye loo soo magacaabo, waa inay Gole degaan yeelataa..” ayuu si cad u yiri Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa ka hadlayay xaflad soo dhoweyn ah oo beelaha Hawiye u sameeyeen madaxda Maamul Goboleedyada dalka ee magaalada Muqdisho ku sugan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON