Sunday, July 6, 2025

DHAGEYSO XEER ILAALIYE KU XIGEENKA: “Xeer ilaaliyaha wuxuu lunsaday 327 Kun oo doolar…”

Mid ka mida xeer ilaaliye ku xigeenada Qaranka Muktaar Nuur Abuukar ayaa afka furtay isagoo sheegay in xeer ilaaliyaha guud ee ku kacay musuq isla markaana uu lunsado lacagta iyo mushaarka shaqaalaha xafiiska, isla markaana nin ay qaraabo yihiin uu ka dhigay maamulaha maaliyadda xafiiska.

Xeer ilaaliye ku xigeenkan oo in muddo ah ku  kacsan xeer ilaaliyaha ayaa si qaawan uga hadlay musuqmaasuq fara badan oo Xeer ilaaliyaha guud ku kacay, waxayna arrintan ka danbeysay markii xeer ilaaliyaha Qaranka uu sheegay inay maamul xumo ka jirto xafiiskiisa.

DHAGEYSO CODKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON