Sunday, July 6, 2025

DHAGEYSO: Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay in musuq & maamul xumo ka jiraan xafiiskiisa

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ka qeyb galay shir looga hadlayo sidii loo nidaam casri ah oo lagu keydiyo kiisaska loo keeno xeer ilaalinta dalka ayaa caddeeyay in musuqmaasuq ka jiro xafiiskiisa.

Shirka waxaa ka qeybgalay wasiirka Cadaaladda, taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, aqoonyahanno iyo aqoonyahano. Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Macalin Daahir oo ka hadlay furitaanki shirka ayaa ka sheekeeyay baahida loo qabo in la helo nidaamka Databaska ee lagu keydiyo kiisaska xeer ilaalinta.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON