Ciyaaryahanka reer Masar ee dhowaan ku soo biiray kooxda Arsenal ayaa tababar buuxda markii ugu horeysay la qaatay kooxda Arsenal Mohamed Elneny, iyadoo uu kubad la wadaagay Aaron Ramsey iyo Tomas Rosicky.
Laacibkan oo 7 Milyan oo gini ay kooxda Arsenal kaga soo qaadatay kooxda Basel waa ciyaaryahanka kaliya ee xilligan ay soo qaadatay Arsenal.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO
Goobjooge.com