Saturday, July 5, 2025

SAWIRO: ALSHABAAB OO BAAHISAY IN KA BADAN 130 SAWIR DAGAALKII CEELCADE (DIGNIIN)

Mu’asasada Alkataa’ib oo ah qeybta warbaahinta Alshabaab ayaa  maanta in ku dhow 150 sawir ah oo laga qaaday weerarkii guutada Ashahiid Saalix Nabhaan ay ku qaaday xerada military ee Ceelcadde oo ay daganaayeen ciidamo ka tirsan Kenya.

Sawirada waxaa ku cad in qasaare 100 askari ku dhow ama ka badan Kenya ka soo gaaray dagaalkaasi oo Alshabaab ay saanad iyo hub fara badan ka heleen xerada. waana qasaarihii ugu badnaa ee ku dhaca ciidamada AMSIOM.

Sawirada oo u badan meydada laga argagaxo, waxaan ka soo xulnay inta macquulka ah

DIGNIIN: HA ISKU DAAWAN HADDII AADAN XAMILI KARIN

 Daawo Sawirada

134133132131
129122123124125126121120119118117112113114115116106108109110111105104103102100095096097098099094093

082

076

071

002

006

 

 

 

 

 

 

 

Dhamaad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON