Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay Kormeer ku tagay Baarkii uu ka dhacay Weerarka iyo Qaraxyada ee ku taala Xeebta Liido ayaa sheegay in Dadkii ku dhaawacmay Ee aadka u daran loo qaadi doono dalal dibadda ah.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dadkii ku dhintay Weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Xeebta Liido uu Allah uga baryayo inuu u naxaristo islamarkaana kuwii ku dhaawacmay uu Allah uga rajeeyay inuu Caafimaad taam ah siiyo.
Madaxweynah wuxuu ka digay in Alshabaab weerar ku qaadaan goobaha shacabka sida dugsiyada, masaajida iyo suuqyada.
Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha
Goobjooge.com