Sunday, July 13, 2025

Dagaal u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo oo ka socda degaano ka trisan Gobolka Sool

Dagaal u dhaxeeya ciidanka Soomaaliland iyo maleeshiyo taageersan Maamulka Khaatumo ayaa hadda ka socdo degaanka Kala-beyr Ee Gobolka Sool, sida ay sheegayaan wararka laga helayo degaankaasi.

Hubka daran dooriga u dhaca ayaa la soo sheegayaa in la is weydaarsanayo waxaana la ogaan karin khasaaraha maadama weli rasaas xoogan la maqlaayo.

Dadka kala duwan ayaa la is weydaarsanayaa, waxaana degaankaasi ka qaxay dadkii deganaa si aysan waxyeelo uga soo gaarin dagaalkaasi.

Sidoo kale shalay ayuu labada dhinac dagaal ku dhex maray labadada maamul ciidamo kala taabacsan deegaanka Bali-cad ee isla Gobolka Sool, waxaana xaalada colaadeed abuuray kadib markii ciidamada Somaliland ay weerar ku qaadeen degaanada Khaatumo oo shir laga abaabulayay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON