Friday, June 27, 2025

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo mar kale ku dagaalamay degmada Hodon

Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka qeybaheeda kala duwan sida booliska iyo milateriga  ayaa mar kale ku dagaalamay xaafadda Zona Key ee degmada Hodan,  Banaadir , iyadoo ay tahay markii saddexaad ee labada dhinac ay isku dhacaan.

Dagaalka maanta ayaa u dhaxeeyay maleeshiyaad la sheegay inay  isku Heyb yihiin. wuxuuna ka danbeeyay kadib markii ay isku dhaceen ciidamada Dowladda ka tirsan iyo Maleeshiyaadka oo isku haysta dhul ku yaalla Xaafaddaoo dadka laga saarayo.

Dagaal  muddo kooban socday ayaa dhex maray Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaadka waxaan ku dhintay hal qof iyadoo dhaawac saddex ruux oo kale ka soo gaaray.

Degmada Hodon ayaa ka mida  meelaha ay maleeshiyooyinka ku badan yihiin oo sida sharci darrada u degan, kuwaasoo ka tirsan ciidamada milateriga waxaana la xusuustaa inay dagaalkii ugu danbeyay ay ku dhinteen 7 ruux oo dad barakacayaal ah u badan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON