Thursday, July 17, 2025

DEGDEG: Banaanbax looga horjeedo heshiiskii Madasha iyo 4.5 oo Garowe ka socda

Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa  sheegaya in  saaka magaladaasi laga abaabulay mudaharaad looga soo hor jeedo nidaamka 4.5 oo shalay Madasha Qaran ku heshiisay in lagu saleeyo  aqalka hoose ee Baarlamaanka.

Dadka isu soo baxay ayaa sidoo kale taageerayaa go’aanka Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) waxaa dadka isugu soo  baxeen fagaaraha weyn ee magalada Garoowe.

Dadka ayaa ku dhawaaqaya inaysan qaadaneynin 4.5 iyo ereyo lid ku ah dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka, mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa lagu  wadaa inay dadka la hadlaan,

Culeyska saaran madaxweyne Gaas ayaa salkiisu yahay Garowe oo looga kacsan yahay, waxaana madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole uu hore u sheegay  in C/weli Gaas aanu Puntland u igman una soo qaadi karin 4.5.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON