Tag: Garowe

Puntland oo Amar kasoo saartay Shaqaalaha Ajnabiga ee ka howlgala degaanadeeda

Maamulka Puntland ayaa amar ku bixiyey in la diiwaan geliyo shaqaalaha ajnabiga ah ee ka howlgala degaanada maamulkaasi, kadib wareegto kasoo baxday...

Madaxweynaha Puntland oo faahfaahiyey Shirkii Garowe & Qodobkii ugu adkaa ee la isku mari...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad dheer ka jeediyay magaalada Garowe, isagoo faahfaahin ka bxiiyey qodobadda shirkaasi looga dooday iyo...

Madaxda Puntland, Hirshabelle & K/Galbeed oo soo saaray War-murtiyeed lid ku ah Dowladda Federaalka...

Shir ay magaalada Garowe ku yeesheen madaxa maamul Goboleedyada saddexda ah ee Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa laga soo saaray war-murtiyeed...

Shir Gaara oo Puntland, Hirshabelle & K/Galbeed uga furmay Magaalada Garowe (Isbaheysi cusub)

Shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya madaxda maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo shirkan uu...

Madaxweyne Farmaajo ka dhoofay Magaalada Garowe & Madaxda Puntland oo sagootiyey [Sawirro]

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ka sagootiyey madaxweynaha ...

XOG: Muxuu Madaxweyne Farmaajo ugu haray Magaalada Garowe? [Akhriso Qorshaha Cusub]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku haray magaalada Garowe, kadib markii lagu kala tegay shirkii wadatashiga madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad...

Maxaa keenay inuu fashil ku dhammaado Shirkii Garowe? [Akhriso 5-tii Qodob oo lagu kala...

Shan maalmood kadib shirkii wadatashiga Madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada ku yeesheen magaalada Garowe, wuxuu ku soo dhammaaday natiijo la'aan la...

SAWIRRO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo Magaalada Garowe socod ku maray, lana kulmay bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka mida madaxda ku sugan magaalada Garowe ayaa waxaa Caawa afur u...

Wararka Shirka Garowe: Khilaafka Galmudug oo hareeyay Shirka. (Puntland & Jubaland oo la saftay...

Iyadoo shirka wadatashiga madaxda dowlada Somalia iyo maamul Goboleedyada uu halay maalintiisii 4aad ayaa waxaa soo baxay xog ku saabsan arrimaha la...

Garowe oo laga mamnuucay Shirarka Siyaasadeed & Hay’adii laga joojiyey kulankii Farmajo oo War...

Maamulka Gobolka Nugaal oo ay hoos tagto xarunta maamulka Puntland ee Garowe ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in magaaladaasi lagu qabto...

Maamulka Puntland oo joojiyey kulan Dadweyne oo Madaxweyne Farmajo ku qaban lahaa Garowe ...

Maamulka Puntland ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka joojisay kulan dadweyne oo xalay ka dhici lahaa hotel ku yaalla magaalada Garoowe.

Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Xaaf oo ka wadahadlay Xal u helidda khilaafka Galmudug iyo..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo hoggaamiya qeyb ka mida dhinacyada isku haya Galmudug ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Ra'iisal...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu danbeyn ka degay Magaalada Garowe [Sidee loo soo dhoweeyay?. ...

Madaxweynaha dowladda Federalka Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta xili danbe gaaray Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, kadib dib u dhac laba...

Madaxweynihii ugu danbeeyay Maamul Goboleedyada oo gaaray Magaalada Garowe.. {Sawirro}

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa noqday madaxweynihii ugu danbeeyay ee maamul goboleedyada oo gaara magaalada Garowe.

Maxkamad la soo taagay 10 Rag ah oo loo heysto kiiskii Kufsiga & Dilka...

Waxaa maanta Maxkamadda Darajada kowaad ee gobolka Nugaal, magaalada Garowe lasoo taagay eedeysanayaal gaaraya 10 qof oo rag ah, kuwaasoo loo heysto...

Shirkii ugu adkaa Madaxda Dowlada Somalia oo Garowe ka furmaya & Farmaajo oo ku...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeea Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, halkaasoo uu ka furmayo shirka madaxda...

Ra’iisal Wasaare Kheyre & inta badan madaxda Maamul Goboleedyada oo Caawa ku hoyanaya Garowe.

Ra’iisul Wasaaradaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo inta badan madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa caawa ku sugan magaalada...

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogala wareegay Hoggaaminta shirarkii Dowladda & Maamul Goboleedyada.?

waxa magaalada Garowe ka furmaya Sabtida shir ay isugu imaanayaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo shirkaasi ka duwan yahay...

Madaxweynaha Puntland oo si weyn uga hor yimid Dowladda Soomaaliya, kuna dhawaaqay.. [Daawo]

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay jebisay wixii lagu heshiiyey oo ay ka mid yihiin awood...

Senator ka tirsan Aqalka Sare oo Garowe ka sheegay inuu ‘kacdoon’ soo wajahay dowlada...

Senator Mahdi Daahir Sheikh Nuur oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Garowe ka sheegay in dowladda Soomaaliya ay...
error: Content is protected !!