Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: C/weli Gaas oo Boosaaso ka sheegay sababtii uu uga baxay Heshiiskii Madasha

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo dhoweyn weyn loogu sameeyay dhoweeyay magaalada Boosaaso, kadib markii uu ka laabtay shirkii Madasha magaalada Muqdisho oo  Puntland ay diiday inay aqbasho qaabka doorashada 2016 ee dowladda Federaalka iyo maamulada kale isla qaateen.

Madaxweynaha Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Boosaaso wuxuuna sheegay inuusan qaadan karin go’aan oo uu dib ugu laabtay dadka Puntland oo leh sida uu yiri dowladnimo gaamurtay.

DHAGEYSO C/WELI GAAS

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON