Tag: Gaas

Madaxweyne Deni oo xilka la wareegay & C/weli Gaas oo macsalaameeyay Madaxtooyada Puntland [Sawirro]

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta xilkii la wareegay kadib xaflad kooban ka dhacday xarunta madaxtooyada maamulkaasi ee magaalada Garowe. Madaxweynaha...

Ciidamo ka tirsan Puntland oo banneeyay Aagga Tukaraq, kadib doorashadii Siciid Deni & Gaas...

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo shir jaraa’id galabta ku qabtay xarunta madaxtooyada  ee magaalada Garowe ayaa ugu baaqay ciidamada...

Madaxweynaha la doortay ee Puntland oo lagu soo dhoweeyay Xarunta Madaxtooyda Garowe [Sawirro]

Madaxweynaha la doortay dowlad Goboleedka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa maanta  tegay xarunta Madaxtooyada magaalada Garowe ee looga taliyo Puntland, waxaana halkaasi ku dhoweeyay...

XOG: Rajada dib u Doorashada Puntland C/weli Gaas (8 Qodob oo sabab u noqon...

Madaxweynaha wqatigiisu dhammaaday ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale isu sharxay xilkaasi, kadib muddo 5 sano ah oo Puntland, gacanta ku...

C/weli Gaas oo markii labaad isu diiwaangeliyey Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu mar kale isu diiwaan geliyay...

Isimada Puntland oo fasaxay mas’uuliyiinta dowladda Somalia & Madaxweyne Gaas oo ka hor yimid...

Maamulka Puntland ee madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa  ku gacan seyran, kana hor yimid go’aankii maanta ka soo baxay isimada Puntland ee ku  lagu...

Maamul Goboleedyada Dalka oo ka hor yimid Go’aankii Dowladda Somalia ee Wakiilka Q/Midoobay [Akhriso]

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka horjeestay go'aankii dowladda Soomaliya ku ceyrisay Wakiilka Q/Midoobay ee Somalia Nicholas Haysom. Qoraal...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka laabtay Dacwad uu ku soo oogay Gaas [Akhriso]

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Cabdullaaahi Xaaji (Camey) ayaa dib uga laabtay dacwad uu kusoo oogay madaxweynaha dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas). Dacwadda oo...

Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland oo la saftay Madaxweyne C/weli Gaas [War-saxaafadeed]

Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa la saftay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) khilaafka kala dhaxeya ku xigeenkiisa.

Madaxtooyada Puntland oo dowladda Federaalka ku eedeysay faragelinta Doorashada Maamulkaasi [Akhriso]

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku heyso doorashada Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiim Cumar  Camey ayaa...

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada [Akhriso]

Madaxweynaha mamulka Puntland C/weli Maxmed Cali (Gaas) ayaa waeegto ku magacaabay Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada. Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada...

Madaxweynaha Puntland oo soo saaray Jadwalka xulista Golaha Wakiilada & Doorashada Puntland [Wareegto]

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa wareegto ku soo saaray jadwalka soo xulista golaha cusub ee wakiilada Puntland, kulankooda ugu horeeya xilliga uu...

Puntland oo shaacisay inay dowladda Federaalka ka waayeen Lacagtii ay ku deeqday Dowladda Qadar...

Maamul Goboleedka Puntland ayaa beeniyay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo oo hore loo sheegay inay dowladda Somalia maalgelisay. War...

C/weli Gaas oo Nabadoon u magacaabay Duqa Magaalada Gaalkacyo [Golihii degaanka oo la kala...

Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku kala diray golihii degaanka magaalada Gaalkacyo iyo magacaabis duq...

C/weli Gaas oo jawaab culus u diray Farmaajo “Aniga & Farmajo waxaan ka nimid...

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa  u jawaabay madaxweyne  Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan magaalada Jubba ee dalka South Sudan ka...

Wakiilka Qaramada Midoobay oo laba Qodob kala hadlay Madaxweynaha Puntland [Akhriso]

Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Haysom oo hore socdaallo ugu maray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba...

Taliyihii Ciidamada Puntland oo noqday Musharax Madaxweyne & Gaas oo degdeg taliye cusub u...

Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland Jen. Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa maanta ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay Xilka Madaxweynaha Puntland ee Doorashada dhici doona...

C/weli Gaas oo shaaciyey inay diyaar u yihiin Waanwaan ay la galaan dowladda Federaalka...

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya dowlada Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada. Isagoo wareysi siiyey Idaacadda Kulmiye ayuu sheegay Madaxweyne...

C/weli Gaas oo shaqada ka eryay 7 Sarkaal oo taageeray Dowladda Federaalka Somalia [Akhriso...

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka eryay saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidmada Booliiska Puntland oo dhowaan shir jaraa’id ku qabtay...

Afar Maamul Goboleed oo sameystay Xisbi Siyaasadeed & Guddoomiye KMG [Shirweyne lagu dhawaaqay]

Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo Galmudug ayaa magaalada Garowe uga dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeed oo kulmiya. Arrintan oo ah tan ugu xiisaha badan...
115,090FansLike
648FollowersFollow
20FollowersFollow
2,690FollowersFollow
error: Content is protected !!