Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: C/raxmaan Faroole oo xadiith u daliishanaya inuu Xasan Sheekh Munaafaq yahay

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa is weydiiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay Munaafaq iyo inkale, isagoo ku eedeeyay inuu dhaartii iyo balantii uu galay ka baxay.

Faroole ayaa isku dayay inuu daliishado Xadiiska caanka ah ee ka hadlaya astaamaha munaafaqnimada waxaana muuqatay inuu jejebiyay xadiiska, culimada ayuu weydiiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay Munaafaq.

Arrintan ayaa ka dambeysay heshiiskii lagu gaaray Muqdisho ee qaabka doorashada oo Puntland ay diideen, waxaana C/raxmaan Faroole ay markan siyaasadii la gashay diin, taasoo keenay inay dad badan la yaabaan.

Dhinaca sare ka daawo Faroole oo Xasn Sheekh dagaal diimeed ku furay

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON