Tuesday, June 24, 2025

UK: 3 wiil oo Soomaali ah oo 30 sano xabsi ah lagu riday kiis kufsi ah dartiis

Maxkamad ku taal magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa xabis isku darkiisu yahay  30-sano ku xukuntay saddex dhalinyaro Soomaali ah oo lagu helay dembi ah inay wadajir kufsadeen gabar 16-jir Cadaan ah.

Dacwad oogaha Maxkamadda Manchester ayaa saddexdan ruux ku soo oogay dambi ah in sanadkii 2013 ay ku kufsadeen qeybta musqusha ee Hotelka Victoria Par gabar 16-jir cadaan ah, waxayna maxkamadu ku xukuntay xukunada soo socda:

 

Muhiyadiin Osman  12  sano oo xabsi ah

Bilal Ahmed             9 sano oo xabsi ah

Mowliid Yuusuf       10 sano oo xabsi

Isha: Daily Mail

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON