Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Cali Khaliif Galeyr oo Somaliland uga digay dagaal ay ku soo qaado Buuhoodle

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeyr  ayaa ku baaqayd dagaal la isaga difaaco weerar ka soo socda Somaliland, wuxuuna ku  hanjabay inaysan waxba reeban doonin oo ay la dagaalami doonaan Maamulka Somaliland oo duulaan ku soo ah degaanada Khaatumo.

Madaxweynaha  Khaatumo wuxuu sheegay in ciidamada maamulkiisa ay diyaar u yihiin dagaal ay ku qaadaan Ciidamada Somaliland oo uu xusay in ay ku soo duuleen dhulka Reer Khaatumo sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC ay u gudbin doonaan  Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo uu ku Eedeeyay inuu Dambiyo Gabood fal ah ka geeystay Gobolka Sool una geystay Reer Khaatumo sida uu yiri Cali Khaliif.

Dhageyso Cali Khaliif

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON