Thursday, June 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Banaanbaxii rabshada watay ee ka dhacay Magaalada Boosaaso

Dibadbax rabshado waday ayaa maanta  ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo uu ku sugan yahay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas, waxaana dadkii soo abaabulay dibadbaxa ka  horjeedeen xariga  guddoomiyaha urur dhalinyaro oo lagu magacaabo Dan-wadaag iyo dhalinyaro kale.

Bannaanbaxayaasha ayaa waxaa wehliyay dhalinyaro hubeysan oo ilaalinayay, hase ahaatee markii danbe waxaa kusoo baxay ciidamada amaanka, halkaasina uu ku dhex maray dagaal muddo kooban dhex maray, dagaalkaasi waxaa lagu dilay laba ruux iyadoo tiro kale ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale warbaahinta ka howlgasha Puntland ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho dhacdadan weyn kadib markii maamulku cadaadis saaray.

DHAGEYSO WAREYSI KU SAABSAN RABSHADADAHA BOOSAASO EE VOA-DA

 

DAAWO SAWIRRADA

boosaaso_dibadbax

dibadbax-bosaso-1
dibadbax-bosaso-3

 Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON