Tag: Boosaaso

Korneyl Cabdi Siciid Cadde

Nin Kenyan ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso & War laga soo saaray

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin ajnabi ah oo kasoo jeeda dalka Kenya.

Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso & Qasaare ka dhashay.

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaaladasi, qaraxaasi oo ahaa nooca Miinada ee Dhulka lagu aaso.

Wasiirkii hore ee Qorsheynta Puntland oo ka badbaaday Qarax lala beegsaday Gaarigiisa

Wasiirkii hore ee Qorshaynta dowlad Goboleedka Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa ka badbaaday Qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu saaka marayey Bartamaha...

Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso & Wasiir hore..

Wararka hadda laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax  ka dhacay magaaalada oo ah xarunta Ganacsiga maamulka Puntland.

Askari ku lug lahaa dilkii Agaasimaha Dekadda Boosaaso oo Toogasho lagu xukumay

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ay xukun dil ah ku riday askari ku...

Puntland oo bilowday olole ka dhan ah dowladda Qatar. [Dilkii agaasimaha Dekadda Boosaso &...

Maamulka Puntland ayaa shacisay inay soo bandhigeyso baaritaanka dilka agaasimihii Dekadda Boosaaso ee shirkadda Shirkadda P&O Ports Paul Anthony Farmosa ...

Xubnihii Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso oo Xabsiga laga sii daayey, kadib Maxkamad…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ay amartay in xabsiga laga sii daayo afar...

Dowladda Qatar oo jawaab yaab leh ka bixisay Warbixintii Wargeyska New York Times [Akhriso]

Dowladda Qatar ayaa jawaab ka bixisay warbixin dheer oo Wargeyska caanka ah ee New York Times ka qoray doorkeeda Soomaaliya, iyadoo lagu...

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Puntland oo dalbaday in la sii daayo Guddiga wadadda Bosaaso....

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa ka dalbaday xukuumadda Puntland ee Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni inay xoriyadooda usoo celiso xubnaha Guddiga Dhisma...

Puntland oo xabsiga dhigtay Guddoomiyihii Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso.

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamda maamulka Puntland ay xabsi u taxaabeen Guddoomiyihii Guddiga Dib u-dhiska wadadda Bartamaha Boosaaso...

Madaxweyne Farmajo oo ka dalbaday madaxweynaha Puntland inuu shuruud la’aan kusii daayo xubnaha..

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu telefoon kula xiriiray madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni, isagoo kala...

Xubnaha Guddiga dhismaha Wadadda Boosaaso oo loo xiray lacag ay ka heleen Dowlada Somalia

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay xireen xubno ka tirsan Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso.

Tahriibayaal Oromo ah oo lagu dilay weerarro ka dhacay Magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib weerarro kala...
Korneyl Cabdi Siciid Cadde

Dagaal Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyo ku dhex maray duleedka magaalada Boosaaso iyo Qasaare…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is fara saareen...

Faahfaahin Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax caawa ka dhacay magaalada Boosaaso oo dhaliyey qasaare kala duwan, kadib markii miino dhulka la...

Daacish oo sheegatay Qarax ka dhacay Boosaaso & Mas’uulkii ay beegsadeen. [Akhriso]

Kooxda khilaafadda islaamka ee Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyadda Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Boosaaso oo lala beegsaday mas'uulka ugu sareeya maxkamadda...

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso & Faafaahin laga helay Qasaaraha ka dhashay…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheega inuu Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi, siiba halka laga galo xarunta Maxkamadda Darajada koowaad xarunta...

FAAHFAAHIN: Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ka badbaaday Qarax lala beegsaday Gaarigiisa

Wararak laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) uu ka badbaaday qaraxa lala beegsaday Gaarigiisa.

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu danbeeyay.

Warraka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada, iyadoo gaari uu ku qarxay halkaasi.

Nabaddoon Caan ah oo lagu dhex dilay Masjid ku yaalla magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in weerar lagu qaaday Nabadoon caan ahaa oo ka mida isimada Puntland ee Gobolka Bari,...
error: Content is protected !!