Tuesday, July 1, 2025

Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bari , mid cusubna magacaabay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa soo saaray wareegto uu xilkii uga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bari, isagoo magacaabay guddoomiye cusub.

Madaxweyne Deni qoraal uu soo saaray ku sheegay, markii uu la tashaday Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, iyado tallo soojeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha inuu Guddoomiye cusub u magacabaay Gobolka Bari

Cabdirisaaq Cali Siciid ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bari, waxayna magacaabidiisa dhaqan gashay isla caawa 13-ka Janaayo 20211.

Xil ka qaadista Guddoomiyaha Gobolka Bari ayaa imaaneysa iyadoo ay xaalad ka taagan tahay Gobolka, kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Boosaaso oo xalintiisa lagu kala qeybsamay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON