Thursday, June 26, 2025

DHAGEYSO: Axmed Cali Faqi oo kashifay sir badan oo ku saabsan Diyaaradii Daallo ee la qarxiyay

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Axmed Cali Faqi ayaa sheegay inuu aamisan yahay in diyaaradii Daallo ee ku soo laabtay garoonka Muqdisho kadib qarax hawada ku dhacay kadib lala beegsaday qarax uu ka danbeeyay qofkii diyaaradda ka dhacay ee meydkiisa laga helay degmada Balcad.

Fiqi oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in marka la fiiriyo sida ay  wax u dhaceen arrintu u badan tahay in qof is qarxiyay uu ka danbeeyay qaraxa ka dhacay diyaaradda, isagoo sheegay inay jireen digniino badan oo hore u jiray. Wuxuuna intaasi ku daray in qaraxa loola dan lahaa shirkadda Turkiga oo digniinadaas aan u imaan Garoonka Muqdisho.

DHAGEYSO WAREYSIGA FIQI

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON