Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa mar kale soo bandhigtay muuqaal rasmi ah oo muujinaaya qaabkii loo fududeeyay qaraxii diyaaraddii Daallo Airline ee ku qaraxday hawada, iyadoo muuqaalkaan muujinaya sida loo gudbiyay Laptopkii uu ninka ismiidaamiyay oo lagu magacaabi jiray C/llaahi C/salaan Boorle oo reer Hargeysa ahaa iyo dadkii soo maleegay oo xog dheeraad ah kasoo baxday sida ay shaacisay NISA.
Goobjooge.com