Wednesday, June 25, 2025

Wararkii ugu danbeeyay ee Magaalada Marka & Baaritaan ka socda

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose yaa wararku in ay mar akle saaka ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM  dib ula wareegeen magaalda, kadib markii labadii maalmihii lasoo dhaafay ay gacanta ku haysay Alshabaab.

Xaalad magaalada ayaa degan iyadoo dadka degaanka ka cabsi qabaan in AMISOM iyo ciidamada dowladda dib uga noqdaan oo hadda ay  soo daba maraan kooxda Alshabaab oo aan ka ogeyn magaalada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON