Friday, April 19, 2024

Xulka da’ yarta Soomaaliya oo ka haray tartanka JEEM Dugsiyada Carabta [SAWIRRO]

Xulka da’yarta Dugsiyada ee 11-jirada Soomaaliya ayaa laga reebay tartanka Jeem Cup ee dalalka Carabta oo dhex marayay iskuullada dalalka Carabta oo uu soo qabanqaabiyay  Jeem TV.

Dhalinta Somalia oo rajo ka lahayd inay usoo baxdo wareegga xiga ayaa barbarro  3-3 la dhaafi wayday Qatar oo marti loo ahaa. Waxaana dadkii daawaday  ciyaarta ay dareemeen inay jirtay eex  ka timid garsooraha ciyaarta.

Tartanka oo ka koobnaa 4 wareeg ayaa Qeyb waliba  laga doonayaa 1 koox, waxaana guruubka Somalia ee C sidaa uga soo baxay dalka Imaaraadka oo 4-0 ku reebay Sucuudiga.

Ad

Waxaa xusid mudan in Soomaaliya ay xulkeeda da’ yarta muujiyeen karti iyo dadnimo aan hore loo arag oo ay mudan yihiin in lagu ammaano dadaalkii ay muujiyeen.

DAAWO SAWIRRO

b1

- Advertisement -

b

Untitled

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON