Saturday, June 28, 2025

Alshabaab oo dib ula wareegay degaan ay ciidamada dowlada & AMISOM qabsadeen maalin ka hor

Maleeshiyada Alshabaab ayaa dib ula wareegtay degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan kadib markii ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM isaga baxeen halkaasi oo maalin qura ay gacanta ku hayeen.

Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee  Jabuuti  ay faarujiyeen Degaankaasi oo markiiba ay yimaandeen Al-shabaab.

Buurweyn  oo ku dhow Buuluburte ayay shalay qabsadeen ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, mana cadda sababta ay haddana u banneeyeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON