Friday, June 27, 2025

DAAWO VIDEO QIIRO LEH: Ganacsato boob ku wada dhul ay lahaayeen shaqaalihii Bankiga Dhexe

Wassaarada Howlaha Guud iyo Guddiga Gaadiidka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa joojiyay dhisme ka socday degaanka Bangaaiyada oo u dhow oo la sheegay in ganacsato ay dhisme ka bilowday.

Dhulka oo ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa  waxaa leh shaqaalaha Bankiga oo ay u hadleen Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe Maxamed Xaaji Cilmi iyo Khasnajiga dalka ee ku saxiixan Lacagta Soomaaliga ayaa si qiiro leh uga hadlay boobka lagu hayo xaqoodii dhulkaasi ay ku yeesheen.


Shinaca sare ka daawo video qiiro leh

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON