Thursday, June 26, 2025

DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen wafdiga Beesha Caalamka

Madaxweynaha Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay magaalada Cadaado kula yeesheen wafdi uu hogaaminayay Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo wakiilada beesha caalamka, isagoo sheegay in wafdiga ay ka kulmeen qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug.

C/kariin Xuseen Guuleed oo kulan saacado qaatay uu la yeeshay Micheal Keating in waxyaabaha ugu weyn ay kawada hadleen ay ahayd marka laga soo tago xaalada guud ee deegaanada Galmudug, doorashada Soomaaliya ee dabayaaqada sanadkaan ee loo madalsanyahay in ay ka dhacdo dalka.

DHAGEYSO CODKA GUULEED

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON