Sunday, July 6, 2025

Ciidamada Galmudug oo soo furtay nin ajnabi ah oo afduub loogu heystay Gobolka Galgaduud

Ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Galmudug ayaa soo furtay nin ajnabi ahaa oo muddo ay  afduub ku heysteen maleeshiyo  oo warbixin laga  helya kadib lagu soo badbaadiyay ninkaasi. isla markaana lagu soo qabtay qaar ka mida dableydii heysatay.

Ciidamada Nabad sugidda maamulka Galmudug ayaa ninka ajnabiga ah ku sheegay dhaqtar u dhashay dalka Kenya oo dhowr bilood afduub ahaan u heysteen maleeshiyadaasi oo degaan u dhow Xarardheere laga keenay.

Mas’uuliyiinta Galmudug ayaa la filayaa inay soo bandhigaan ninkan la soo badbaadiyay, lana hadlaan saxaafadda saacadaha soo socda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON