Thursday, June 26, 2025

Puntland oo ka hor timid wax ka bedelka Dastuurka ee Barlamaanka Federaalka [War-saxaafadeed]

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Puntland ayaa war ay ka soo saareen kulankoodii maanta ee magaalada Garowe waxay ku sheegeen  in wax ka bedelka Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay tahay arrin sii fogeyneysa khilaafyadii hore u jiray.

Puntland ayaa ka baaqsaday inay ka qeyb gasho shirarka baarlamaanka Soomaaliya  ee wax ka bedelka Dastuurka oo lagu casuumay.

HOOS KA AKHRI WARSAXAAFADEEDKA

Puntlanddast

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON