Monday, July 14, 2025

Jen. Gaafow oo dib uga laabtay xayiraadii diyaaradaha taga magaalada Hargeysa [War-saxaafadeed]

Agaasimaha  hogaanka Socdaalka dowladda Federaalka Soomaaliya  Jeneraal C/laahi Gaafoow  ayaa qoraal uu soo saaray ku caddeeyay in laga noqday  joojinta duullimaadyadii isaga kala gooshi jiray magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa.

Gen. Gaafow ayaa qoraal uu soo saaray maanta ku sheegay in kadib markii xaliyay cabashooyinkii jiray uu hogaanka socdaalka ka noqotay  xayiraadda diyaaradaha.

HOOS KA AKHRI QORAALKA GEN. GAAFOW

war-gaafow

Wasiirka Gaadiidka Hawada Axmed Jaamac Jangeli ayaa hore uga hor yimid go’aankii Jeneral Gaafow taasoo ceeb ku noqotay  iska war qab la’aanta dowladda Federaalka dhexdeeda

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON